OOMANAHA DARAN EE LAGDERA

Waxaa oomane daran laga soo sheegaya qeybo ka mid ah deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa kaddib markii uu shaqeyn waayay mid ka mid ah baabuurta loo yaqaano booyadaha ee biyaha loogu geyn jiray shacabka halkaasi ku nool waxayna bulshada deegaankaasi codsi u direen dowladda ismaamulka Garissa, midda dhexe iyo Hay’adaha Gargaarka in ay gurmad biyo ah la garaan shacabka halkaasi ku dhibaateysan.
Dhaqane Faliir oo ah guddoomiyaha guddiga nabadgaliyada ee Lagdera kana mid ah waxgaradka deegaanka oo idacada Star FM la soo xiriiray ayaa cabashaada ku aaddan oomanaha jira sidatan u muujiyay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *