Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 13.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-13-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Saameyn ka dhalatay shaqo joojinta ay ku guda jiraan kalkaaliyaasha dalka

Saameyn dhanka caafimaadka ah ayaa ka dhalatay shaqo joojinta ay ku guda jiraan kalkaaliyaasha dalka. Hooyo lagu magacaabo Imaculate Auma ayaa wargayska The Star u…

Posted in WARARKA

20 ka tirsan ciidamada Iiran oo weerar lagu dilay

Labaatan xubnood oo ka tirsanaa ciidamada ilaalada ah ee wadanka Iiraan ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay koonfur bari ee dalkaasi, sida…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Bixinta canshuurta oo manta ka bilaabatay Kismaayo

bixinta canshuurta sanadlaha ah ee gaadiidka oo maanta si rasmi ah oga bilaabatay magaalada kismaayo Ismaacil Bashiil warsame Shiikaale ayaa qodobkan oo faah faahsan inooga…

Posted in WARARKA

5 qof oo ku dhimatay diyaarad ku burburtay Kericho

Diyaarad maanta ku burburtay meel u dhow keynta Makutano ee degmada Londiani oo ka tirsan ismaamulka Kericho ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen dhammaan…

Posted in WARARKA

Dad maanta maxkmada loo soo taagay dilkii Caroline Mwatha

3 qof oo lala xariirinayo dilkii loo gaystay Caroline Mwatha oo ahayd gabadh u ololeysa xuquuqul insaanka ayaa maxkamada Kiambu waxaa ay amartay in xabsiga…

Posted in WARARKA

Ciidamada dambi barista ee dalka oo soo saaray muuqaalka ninkii fuliyay qaraxii ka dhacay wadada Latema ee Nairobi

Agaasimaha Baarista Dambiyada ee dalka (DCI-da ) ayaa ka codsaday dadweynaha in ay ka caawiyaan si ay gacanta ugu soo dhigaan ninkii ka dambeeyay qaraxii…

Posted in WARARKA

Venezuela oo beenisay inay jirto xaalad bani’aadanimo oo daran

Wasirika wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Venezuela, Jorge Arreaza ayaa beeniyay in wadankaasi uu u baahanyahay gargaar maadaama ay ka jirto xaalad bani’aadanimo oo laga…

Posted in WARARKA

14 qof oo ku dhimatay isbuurasho ka dhacday Nigeria

Wararka naga soo gaaraya dalka Nigeria ayaa sheegaya in 14 qof ay ku dhinteen halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday wadankaasi. Waxaa…

Posted in WARARKA

Maxkamadda cadaaladda oo go’aan ka gaareysa cabasho ay iiraan gudbisay

Maxkamadda caalamiga ee cadaaladda ee ICJ ayaa maanta oo arbaco ah la filaya inay go’aan ka soo saarto cabasho uga timid dowladda iiraan. Iiraan ayaa…