Hooyooyin ay wiilashoodu ka tahriibeen Wajeer oo ay cabasho ka soo yeeraysa

Qaar ka mid ah hooyooyinka ismaamulka Wajeer oo ay wiilashooda tahriibeen kadibna uu magafe gacanta ku dhigay lagana dalbaday min hal milyan oo lacag madax furasho ah ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday inay soo caawiyaan.
Wariyahayaga Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa la kulmay warbixintana noo soo diray

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *