Madaxweynaha Maraykanka oo ku baaqay inay iscasisho Ilhaan Cumar

Hoggaamiyaha Maraykanka Mr. Donald Trump ayaa ku baaqay inay Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Kongareeska iska casisho xilka ay hayso.
Arrintan ayaa timid kaddib markii Ilhaan ay barta twitarka soo dhigtay qoraal loo fasirtay inuu yahay naceyb ka dhan ah Yahuudda in kastoo ay raaligelin ka bixisay.
Mr. Trump ayaa sheegaya in raaligelintaasi ay tahay mid aanan la qaadan doonin isagoo ku eedeyay inay muujisay naceyb qota dheer.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *