Posted in WARARKA

20 ka tirsan ciidamada Hindiya oo lagu dilay Gobolka Kashmiir

20 askari oo ka tirsanaa militiriga wadanka Hindiya ayaa lagu dilay qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay gobolka muslimiimta ee Kashmir halka dad kalena ay…

Posted in WARARKA

Wasiir Labaad oo iska casilay Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa isbuucaan magacaabay qeybtii labaad ee golihiisa wasiirada. Shalay ayaa waxaa is casilay wasiir ku xigeen ka tirsan golaha wasiirada ee madaxweynuhu…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Magaalada mandera oo lagabilaabay olole lagu ciribtiraayo kaneecada

Shacabka ku nool ismaamulka Mandera ayaa walaac iyo shaki ka muujiyay olole laguciribtiraayo kaneecada oo laga bilaabay magaalada mandera Waxaa qodobkan oo faah faahsan Mandera…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Venezuela oo baaq u diray caalamka

Hoggaamiyaha wadanka Venezuela Mr. Nicolas Maduro ayaa dalalka kale ee caalamka ugu baaqay inay garab istaagaan oo ay taageero u muujiyaan xilligan adag. Waxaa uu…

Posted in WARARKA

Ilhaan Cumar oo u jawaabtay Donald Trump

Ilhaan Cumar oo ah gabadh soomaaliyeed oo ka tirsan aqalka Kongareeska ee Maraykanka ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeeray madaxweynaha dalkaasi Donald Trump oo…

Posted in WARARKA

Ruushka oo mamnuucaya in ciidamadiisa ay macluumaadka ku faafiyaan intarneetka

Dowladda Ruushka ayaa guda gashay inay saraakiisha ammaanka ka mamnuuco inay qaab online ah gaar ahaan intarneetka ku faafiyaan macluumaadka ay hayaan. Tallaabadan ayaa ah…

Posted in WARARKA

Taliyihii saldhiga booliska degaanka Ruaraka oo dil lagu xukumay

Waxaa xukun dil ah lagu riday taliyihii hore ee saldhiga booliska degaanka Ruaraka ee ismaamulka Nairobi Nahashon Mutua kaddib markii maxkamadda ay ku caddeysay inuu…

Posted in WARARKA

Taliyaha booliska oo digniin ka soo saaray shaqa joojinta kalkaaliyayaasha

Abaanduulaha booliska dalka Mr. Joseph Boinnet ayaa kalkaaliyayaasha doonaya inay dib ugu laabtaan isbitaaladii ay ka shaqeynayeen u xaqiijiyay in amnigooda si weyn loo sugayo…

Posted in WARARKA

In ka badan 200 oo ah garyaqaano cusub oo uu soo dhaweynayo Maraga

Madaxa cadaaladda dalka , David Maraga ayaa maanta oo khamiis ah la a inuu qaabilo ugu yaraan 200 aqoonyahaano ah oo bartay culuunta sharciga. Maadaama…

Posted in WARARKA

Ciidanka AMISOM iyo AL-shabaab oo ku dagaalamay gobolka Hiiraan.

Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in halkaasi uu dagaal culus ku dhexmaray Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa…