In ka badan 200 oo ah garyaqaano cusub oo uu soo dhaweynayo Maraga

Madaxa cadaaladda dalka , David Maraga ayaa maanta oo khamiis ah la a inuu qaabilo ugu yaraan 200 aqoonyahaano ah oo bartay culuunta sharciga.
Maadaama ay tababaro soo qaateen , waxaa laga billaabo maanta loo ogolaanaya inay xirfadooda shaqo uga howlgalaan gudaha dalka.
Waxay ka mid noqonayaan sharciyaqaanada qeybta ka ah kiisaska kala duwan ee maxkamadaha loo gudbiyo.
Shalay ayay ahayd markii Mr. Maraga uu soo dhaweeyay 223 ah qareeno cusub.
Gudaha wadanka waxaa hadda ka howlgalo in ka badan 13,000 garyaqaana ah.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *