Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDHACADA STAR FM.16.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-16-02-2019-1.30PM-.mp3
Posted in WARARKA

La-taliyaha dhanka ammaanka ee dalka maraykanka oo sheegay in ay taagero siin doonaan dalka Hindiya kadib weerar looga dilay ciidamo

La-Taliyaha dhanka ammaanka ee wadanka Maraykanka John Bolton ayaa sheegay in waqtikan adag uu Maraykanka taagero u fidin doono wadanka Hindiya kadib markii ciidamo badan…

Posted in WARARKA

Doorashooyinka Nigeria oo dib u dhacday muddo todobaad ah

Guddiga madaxa bannan ee doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay dib u dhacaasi uu yimid saacado ka hor, iyadoo lagu waday in maanta oo Sabti ah ay…

Posted in WARARKA

Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiiska dhoofinta Gaaska

Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Itoobiya ENA , ayaa Wadamada Jabuuti iyo Itoobiya kala saxiixday heshiis ku saabsan dhoofinta Gaaska dabiiciga ah ee laga soo…

Posted in WARARKA

Wasaaradda Qorsheynta oo wadatashi la yeelatay Ururada Bulshada rayidka Jubbaland

Kulanka wadatashiga ayaa qeyb ka ah Qorshaha horumarinta Qaranka Soomaaliyeed oo ahmiyad ballaraan u leh dalkeena Soomaaliya, waxaana kulanka ka qeybgalay Xoghayaha joogtada Wasaaradda Qorsheynta,…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Puntland oo Baarlamaanka Maamulkaasi horgeeyay Golaha Wasiirada cusub

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa horgeeyey Golaha Xukuumadda Puntland ee cusub Golaha Wakiillada Puntland oo ku gudajira hawl-maalmeedkooda shaqo ee kal-fadhiga 43-aad fadhigiisa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Prof. Gaandi oo soo saaray digniin ku saabsan doorashada Jubbaland

Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada Jubbaland ayaa soo saaray digniin ku aadan doorashada madaxweynaha maamulka Jubbaland oo dhawaan dhaceyso….

Posted in WARARKA

66 qof oo lagu dilay wadanka Nageria iyo doorashadii dalkaasi oo dib loo dhigay

Kooxo hubaysan oo dabley ah ayaa 66 qof ku dishay kadib dagaal dhexmaray laba qowmiyadood oo ku nool ismaamulka Kaduna ee waqooyiga galbeed ee wadanka…

Posted in WARARKA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Stockholm dhiggiisa Sweden Marwo Margot Wallström,…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo sabdi ah lagu wadaa in la horgeyo, golaha…