Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM.17.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-17-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Dhaxalsugaha Sacuudiga oo gaaray Pakistan

Maxamad Bin Salmaan, Dhaxalsugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa safar ku tagay wadanka Pakistan. Laba maalmood ayuu halkaasi ku sugnaan doonaan si uu qeyb uga noqdo…

Posted in WARARKA

Guddiga dhaqaatiirta dalka oo baaraya dhimashada 60 dhallaan ah

Guddiga dhaqaatiirta dalka ee (KMPDB) ayaa guda galay baaritaano lagu sameynayo dhimashada ilaa iyo 60 dhallaan oo laga soo tabiyay isbitaalka weyn ee Kiambu ….

Posted in WARARKA

Dowladda soomaaliya oo ka hadashay muranka kala dhexeya Kenya

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda federaalka soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray idaacadda…

Posted in WARARKA

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya oo sheegtay inaan la ceyrin safiirkii soomaaliya

Waxaa weli isa soo taraya hadal haynta iyo faahfaahinada ku aaddan tallaabadii dibloomaasiyadeed ee ka dhan ahayd dowladda soomaaliya taasi oo ay shalay Kenya ku…

Posted in WARARKA

Iiraan oo u yeertay safiirka Pakistan u fadhiya dalkeeda

Dowladda iiraan ayaa lagu soo warramaya inay cabasho rasmi ah u gudbisay danjiraha Pakistan u joogo magaalada Tehran. Arrintan ayaa timid kaddib markii weerar ismiidaamin…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray digniin dhanka nadaafadda ah

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa digniin u diray dadka bullaacadaha ku soo fura biyaha ka soo baxa guryahooda, Iyo Goobaha Ganacsi ee ku yaalla Magalada Muqdisho….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Baaqyada ku aaddan midnimada shacabka Wajeer oo isa soo taraya

Waxgaradka, culimaauddiinka ,wakiilada golaha hoose iyo dhalinyarada ismaamulka wajeer ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay uga hadleen in gacmaha la isqabsado oo laga wada shaqeeyo…

Posted in WARARKA

Musalia Mudavadi oo ku baaqay in beesha caalamka ay xaliso muranka Kenya iyo Soomaaliya

Hoggaamiyaha xisbiga ANC kana mid ah madaxda sar sare ee urur weynaha mucaaradka Nasa , Musalia Mudavadi ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay qaaddo tallaabo…

Posted in WARARKA

Sarkaal uu Trump magacaabay oo xilkaasi iskadiidday

Waaaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Heather Nauert oo ah haweeney uu madaxweynaha dalkaasi Donald Trump soo magacaabay…