DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray digniin dhanka nadaafadda ah

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa digniin u diray dadka bullaacadaha ku soo fura biyaha ka soo baxa guryahooda, Iyo Goobaha Ganacsi ee ku yaalla Magalada Muqdisho.
Gudoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud Ee Maamulka Gobalka Banaadir Aadan Sheekh Cali Fiidow ayaa digniin u diray dad uu sheegay in ay ku soo furaan bulaacadaha suuliyada ku yaalla guryahooda iyo Goobaha ganacsi sida Isbitaalada iyo xarumaha kale.
Waxaa uu Aadan Sheekh dadkaasi sidaasi sameeya ugu baaqay inay ka waantoobaan ama hadii kale tallaabooyin adag laga qaadayo

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *