Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM.18.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-18-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Isbatooraha guud ee ciidamada booliska dalka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka jira xuduuda u dhaxeysa Pokot iyo Turkana

Taliyaha guud ee ciidamada booliska dalka JOSEPH Boinet ayaa ugu baaqay ciidamada booliska ee gobolka Rifty Valley in ay dajiyaan xiisada dagaal ee ka taagan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Diiwaangelinta dijitaalka ah ee Kenyaanka oo maanta billaabatay

    Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Karanja Kibicho ayaa maanta ismaamulka Nyandarua ee gobolka bartamaha dalka xariga uga jaray hannaanka ay dowladda ku…

Posted in WARARKA

Laba qarax oo mataano ah oo ka dhacay bartamaha magaalada Idlib ee dalka Suuriya

15 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhimatay laba qarax oo mataano ahaa oo ka dhacay bartamaha magaalada caasimadda ah waqooyi galbeed ee…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Mas’uuliyiin Cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha iyo ku xigeenadiisa. Wareegto kasoo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Haweenka ku nool konfurta Wajeer oo maanta shir yeeshay

Haweenka koonfurta wajeer ayaa kahadlay hadal kasoo yeeray mid kamid ah xildibaanhmada deegaan baar lamaaneedkada wajeer kaasoo aay u arkeen mid heeb sooc ah Warkan…

Posted in WARARKA

Kulan ay isgu imaanayaa madaxda Soomaalida iyo kuwa caalamka oo muqdisho ka furmaya.

Waxaa lagu wadaa inuu maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku furmo shir lagu soo bandhigayo dhaqaalaha ay  qaramada Midowbay ugu yabohayso Soomaaliya kaasoo…

Posted in WARARKA

Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada muqdisho oo saaka xiran.

Ciidamada Ammaanka Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa Maanta waxay xireen qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee Magalada Muqdisho,waxaana halkasiloo diidayaa inay isticmaalaan Gaadiidka dadweynaha…

Posted in WARARKA

Australia oo sheegtay in lagu hayo farogelin shisheeye

Ra’iisul wasaaraha wadanka Australia Scott Morrison ayaa sheegay in lagu hayo farogelin shisheeye oo dhanka intarneetka ah in kastoo uunan si gaar ah u magacaabin…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyaasha oo shaaciyay ismaamulada maanta ay shaqa joojinta ka billaaban doonto

Xoghayaha guud ee ururka qaran ee kalkaaliyayaasha dalka Mr. Seth Panyako ayaa sheegay inay jiraan 8 ka mid ah ismaamulada wadanka oo ay maanta si…