Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM.19.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-19-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha Uganda oo wiilkiisa u Magacaabay xil weyn

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa u Magacaabay in uu noqdo qofka labaad ee ugu sarreeyo militariga dalkaasi. Janaraal Kainerugaba Muhoozi ayaa lagu tilmaamaa…

Posted in WARARKA

Ganacsatada qaadka ee magalada muqdisho ayaa garab istaag u muujiyay dowladda federalka ah ee somaliya

Ganacsatada qaadka ee magalada muqdisho ayaa garab istaag u muujiyay dowladda federalka ah ee somaliya oo qilaaf ku saleysan dhulka uu Kenya kala dhexeeyo

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dadka ku shaqeysta gawaarida loo yaqaano tagaasida ee magaladan Nairobi MAXAY TAHAY FARQIGA U DHEXEEYA AALADAHA CASRIGA AH IYO QAABKII HORE EE LOO RAACI JIRAY

dadka ku shaqeysta gawaarida loo yaqaano tagaasida ee magaladan Nairobi MAXAY TAHAY FARQIGA U DHEXEEYA AALADAHA CASRIGA AH IYO QAABKII HORE EE LOO RAACI JIRAY

Posted in WARARKA

Gudiga adeega macalimiinta dalka oo shaqada ka mamnuucay 29 macalimiin.

Gudiga adeega macalimiinta dalka ee TSC ayaa shaqada ka ceyriyay 29 macalimiin ah oo lagu arkay anshax xumo ay kula kaceen ardaydii ay waxbarayeen. Madaxa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo Eliud Kinuthia u magacaabay guddiga Adeegga Booliska

Madaxwaynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa u magacaabay Eliud Kinuthia guddiga Adeegga Bilayska Qaranka (NPSC) isagoona ka guuleystey Johnston Kavuludi. Kavaludi ayaa jagadani haye muddo lix…

Posted in WARARKA

Dowladda Itoobiya oo qandaraas muhiim ah siisay shirkad Shiinays ah

Shirkadda korontada ee dalka Itoobiya ayaa qandaraas lagu dhameystirayo dhisitaanka biyo xireenka weyn ee dalkaasi siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha, waxaa heshiiskan uu ku…

Posted in WARARKA

Nin isbitaalka deyn looga yeeshay oo canugiisa la soo cararay oo la siidaayay

Maxkamadda ayaa maanta siideysay Boniface Murage, oo 22 sano jir oo lagu eedeyay inuu canug uu dhalay la soo baxsaday kaddib markii deyn badan lagu…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo laga doonayo inuu bixiyo lacagta dhulka hoteelka Weston

Ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayaa looga fadhiyaa inuu bixiyo lacagta dhulka lagu dhisay maqaayadda Weston ee lala xariiriyo. Gudoomiye ku xigeenka guddiga qaran…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo su’aalo weydiin doono wasiiradda arrimaha dibadda ee Kenya

Xildhibaanada baarlamaanka dalka ayaa la filayaa inay maanta su’aalo weydiiyaan wasiiradda wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Dr. Monica Juma. Waxaa laga wareysan doonaan isfahanwaaga dhanka…