Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM .21.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/WARKA-HABEENIMO-FIINAL-2019-10PM.mp3
Posted in WARARKA

Cudurka Ebola ee Congo oo la xakameeyay

Wasaaradda caafimaadka ee jamhuuriyada dimuqaradiga ee DRC ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in la xakameeyay cudurka Ebola ee halkaasi ka dilaacay. Bariga DRC…

Posted in WARARKA

Mucaaradka Zambia oo dacwad ka gudbinaya madaxweynaha dalkaasi

Xisbiyada mucaaradka wadanka Zambia ayaa sheegay inay maxkamadda caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC-da ay u gudbin doonaan kiis ka dhan ah hoggaamiyaha talada haya…

Posted in WARARKA

Sacuudi Carabiya oo siidaynaysa 850 maxaabiis oo u dhashay India

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka India ayaa sheegtay in xabsiyada ku yaallo gudaha boqortooyada Sacuudi Carabiya laga siidayn doono 850 qof oo dhalasho ahaan ka…

Posted in WARARKA

Xerada IFO2 oo laga fulinayo mashruuc dhanka beeraha ah

Hay’adda laanqeerta cas laanteeda Kenya ayaa shaaca ka qaadday in laga billaabo bisha saddexaad ee sannadkan ay mashaariic la xariira beeraha ka fulin doonto xeradii…

Posted in WARARKA

Wasiirka dalxiiska dalka oo iska fogeeyay eedeymo loo soo jeediyay

Wasiirka wasaaradda dalxiiska ee dalka Mr. Najib Balala oo hortagay baarlamaanka ayaa iska fogeeyay eedeymo la xariira musuqmaasuqa oo loo soo jeediyay. Waxaa su’aalo laga…

Posted in WARARKA

5 ka mid ah ciidamada booliska keydka oo lagu dilay Baringo

Degmada Arabal oo ka tirsan ismaamulka Baringo ayaa lagu dilay 5 ka mid ah booliska keydka ee loo yaqaano KPR-ta. Booliska ayaa sheegay in weerarkaasi…

Posted in WARARKA

Booliska oo xiray 14 qof oo loo haysto dil iyo kufsi ka dhacay Kericho

Ciidamada dambi barista ee ismaamulka Kericho ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 14 eedeysanayaal ah oo lala xariiriyay dhacdo nin waayeel ah lagu dilay ,…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo dhaqaalo ku bixinaya kaabeyaasha Soomaaliya.

Warka Soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa lagu inay Soomaaliya ku maalgalin doonto Malaayiin doollar oo loogu tala galay i sare u qaadida Kabayaasha dhaqaallaha iyo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Hirshabeele oo ka hadlay caqabadaha wadooyinka xiran ka haysta maamulkiisa.

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markale shaaciyey caqabadaha heysta Maamulkiisa oo dib u dhigay Shaqooyinkii looga baahnaa inay ka fuliyaan deegeenadaasi….