Posted in WARARKA

Madaxweynaha Farmajo oo Gaaray Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo…

Posted in WARARKA

Guddiga TSC oo Dalacsiinayo 20,000 Macalimiin ah

Guddiga adeega macalimiinta ee TSC  ayaa shaaca ka qaaday in ila iyo 20,000 oo macalimin ah la dalacsiinayo maalmaha soo socdo. Macaliminta ka fai’ideysan doono…

Posted in WARARKA

Schoolada Degmada Balambala oo Macalimiin Yaro ka Cabanaya

Iskoolada ku yaala  deeganada degmada Balambala  oo ka tirsan countiga Garissa ayaa waxa aad ugu yar macalimiinta wax ka dhiga. taasi oo samayn adag ku…

Posted in WARARKA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xariga ka Jaray Xabsiga ugu Casrisan Qaaradda Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xariga ka jaray Xabsiga ugu casrisan Qaaradda Afrika oo laga dhisay Magaalada Muqdisho, islamarkaana loogu tala galay in…

Posted in WARARKA

Maamulka G/Shabeellaha Dhexe Oo Ka Hadlay Amniga Wadada Xiriirisa Muqdisho Iyo Jowhar

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan (Axmed faal) ayaa ka hadlay amniga Wadada u dhexeeysa Magaalada Muqdisho iyo Jowhar. Guddoomiye Axmed faal oo la…

Posted in WARARKA

Askari Xabad ku Furay Dad ku Sugnaa Xadka ay Venezuela Wadaagan Barazil

Askari Venezuela ah ayaa rasaas ku furay dadka asaliga ah ee ku dhow xadka ay la wadaagaan  wadanka Brazil, isagoona dilay laba qof . Tan…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Nageria oo Codkiisa Doorashada Dhiibtay

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa codkiisa doorashada dhiibtay maanta kadib markii  codadka la furay . Buhari, aya codkiisa ka dhiibtay magaalada uu ka soo jeedo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Sudan oo ku Dhawaaqay Xaalada deg deg ah

Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo uu ku soo rogay dalkiisa muddo sanad ah, iyadoo kala diray Xukuumadda iyo…

Posted in WARARKA

Ka hor Doorashada Qaraxyo ka Dhacay Wadanka Nageria

Qaraxyo ayaa ka dhacay magaalada Maiduguri, oo ah caasimadda gobolka waqooyi bari ee Borno, laba saacadood ka hor in aan la bilaabin codeynta doorashada madaxtinimada…

Posted in WARARKA

Howlgal ka Dhan ah Burcadda Soomaalida Dhibaateysa oo Koonfur Afrika ka Bilowday

Ciidanka Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegeen in ay bilaabeen howlgal ballaaran oo ka dhan ah Kooxaha burcadka ah ee dhibaatadda u geysta …