Posted in WARARKA

In ka badan 20 qof oo ku dhimatay weerar ka dhacay Suuriya

Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar bambo loo adeegsaday oo ka dhacay wadanka suuriya. Kooxda la magacbaxday khilaafada islaamiga…

Posted in WARARKA

Madax ka qeyb gashay Aaska Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore

Waxaa Maanta Aas Qaran Magalalada Muqdisho loogu sameeyay alle ha u naxariistee Xildhibaan Cismaan Cilmi boqore oo ka tirsanaa Golaha Shacabka kaas oo shalay Gelinkii…

Posted in WARARKA

Safaaradda iiraan ee Kenya oo iska fogeysay inay garab siisay eedeysanayaal argagixiso

Safaaradda dowladda iiraan ay ku leedahay magaaladatani Nairobi ayaa bayaan ay soo saartay waxba kama jiraan ku tilmaantay warar ay baahiyeen qaar ka mid ah…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dhaqatiirta daawooyinka bixiya ee Nairobi oo shaqo joojin ku hanjabay

Sarakiisha caafimaad ee isbitaalada kala duwan ee dowladda ee ku yaalla ismaamulka Nairobi u qaabilsan bixinta daawooyinka oo dhan 300 ayaa ku goodiyay inay shaqo…

Posted in WARARKA

Dubat Cali Camey oo baaq u diray shacabka iyo mas’uuliyiinta Garissa

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari , Dubat Cali Camey ayaa bulshada ku nool ismaamulka Garissa ugu…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Suudaan oo la dhaariyay

Waxaa maanta xilkiisa loo dhaariyay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Suudaan Maxamad Tahir Ela iyadoo dhanka kale boqolaal dibadbaxayaal ah ay ku baaqayaan inuu xafiiska…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Barakacyaasha ku nool magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta dhigay bannaan bax

Barakacyaasha ku nool magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta dhigay bannaan bax ay kaga cabanayaan musuqmaasuqa saameeyay Cabdishakuur Maxamad Xassan ayaa qodobkan oo faahfaahsan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wasiirka Gaashaandhigga soomaaliya oo digniin u diray Saraakiisha Ciidamada xoogga

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa maanta soo saaray digniin ku aaddan in ciiadamada aynan sameynin waxyaabo liddi ku ah…

Posted in WARARKA

Wasiiradda waxbarashada oo difaacday hadal maalmo ka hor ay jeedisay

Wasiiradda wasaaradda tacliinta ee dalka Amina Maxamad ayaa ku nuuxnuuxsatay in ardayda aanan weli bixin lacagaha amaahda ee guddiga HELB laga doonayo inay bixiyaan haddii…

Posted in WARARKA

Tirada dadka ku dhintay shil ka dhacay wadada isku xirta Nakuru iyo Naivasha oo korortay

Waxaa sare u sii kacday tirada dadkii ku dhintay shil saaka ka dhacay wadada xariirisa magaalooyinka Naivasha iyo Nakuru iyadoo ilaa iyo hadda gaartay shan…