Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM.25.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-25-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Xukumadda Maraykanka oo walaac ka muujisay xaalada Venezuela

Dowlada Mareykanka ayaa walaac ka muujisay doorka uu madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro uu ku wado dalkiis iyada oo cunaqabateyn cusub lagu soo rogaayo wadanka Venezuela….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Taliska xooga gobolka hiiraan Oo kahadlay Duqeeyn kadhaacday gobolka hiiraan.

taliska xooga gobolka hiiraan Oo kahadlay Duqeeyn kadhaacday gobolka hiiraan.

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha maamul gobaleedka KGS Ayaa manta Baydhabo ka furey Kal fafhigii 7Aad ee Baarlamaanka maamulkaa.

  Madaxweynaha maamul gobaleedka KGS Ayaa manta Baydhabo ka furey Kal fafhigii 7Aad ee Baarlamaanka maamulkaa.

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha oo kormeer ku sameeyay xarunta gudigga xiriirka kubada cagta Jubaland

Agaasimaha guub ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Jubaland Abdirahmaan Abdi Ahmed ayaa manta kormeer ku sameeyay xarunta gudigga xiriirka kubada cagta Jubaland sidoo kale…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Xildibaankii hore ee galbeedka wajir oo maanta gacanta ku dhigay warqada ogolaanshaha ee gudiga IEBC

Xildibaankii hore ee galbeedka wajir Ahmes kolosh ahna musharaxa uloolamaya kursiga galbeedka wajeer kasoo aay maxkamada sare ee dalka dib usoocelise ayaa maanta sooqaatay waraaqda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxda Garissa oo kulan yeeshay

Magalada Garissa ayaa maanta waxa lagu qabtay kulan loogaga hadlaayay mashaaricc uu maal galinaayo bangiga aduunka oo laga fulinayo ismaamulka Garissa. kulanka ayaa waaa ka…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada oo toddobaadkan u codeyn doono sharciga jinsiyadda

Mudanayaasha baarlamaanka dalka ayaa maalinka arbacada la filayaa inay cod u qaadaan isbedel lagu sameynayo sharci ka mid ah dastuurka wadanka laga isticmaalo si loo…

Posted in WARARKA

Howlaha xarunta City Hall ee Nairobi oo dib u furmay

Waxaa maanta dib u bilowday howlaha xarunta dhexe ee ismaamulka Nairobi ee City Hall kaddib markii shaqalaha kala duwan ay hakiyeen shaqo joojin ay ku…

Posted in WARARKA

Qaar ka mid ah senetarada dalka oo maanta gaaray deegaanka Solai

Xubnaha guddiga aqalka sare ee dalka ee loo xilsaaray inuu baaritaano ku sameeyo biyo xireenkii sannadkii hore qarka jabsaday ee Solai ee ismaamulka Nakuru ayaa…