Posted in WARARKA

Dowladda Pakistan oo sheegtay inay jawaab ka bixin doonto duqeymaha ay Hindia ka fulisay gudaha Pakistan

Xukumadda Pakistan ayaa sheegtay inay jawaab deg deg ah ka bixin doonto duqeymaha ay Hindiya ka fulisay wadankeeda . Diyaaradaha dagaalka ee dowladda India ayaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Baarlamaanka Puntland oo si kulul uga hadlay gabadh yar oo Gaalkacyo lagu dilay.

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si adag uga hadlay dhacadii maalin ka hor lagu dilay sidoo kalena lagu…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Dooxa ee dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray magaalada Dooxa, wuxuuna berri wada hadallo la yeelanayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim…

Posted in WARARKA

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Duleedka Muqdisho

Inta la xaqiijiyay Saddex Askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku dhintay Qarax lagula eegtay degaanka KM13 ee duleedka Magaalada Muqdisho. Sidda…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha Mucaaradka oo maanta kulan la yeeshay Gideon Moi.

Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka ahna hogaamiyaha mucaaradka ee NASA Raila Odinga ayaa wadahadal la yeeshay Senatorka ismamaulka Baringo ee Gideon Moi. Masuuliyiin ku dhow labada…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyaasha dalka oo la filaya in bari ay shaqada ku laabtaan.

Kalkaaliyaasha dalka ayaa maalinta bari ah waxaa la filaya in ay shaqada dib ugu laabtaan kadib markii ay shaqo joojin ku guda jireen mudooyiinki la…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Waxaa malmahan magalada Garissa ka socday shirar muhiim ah oo looga hadlayay nabadgaliyada ismaamulka Garissa

Waxaa malmahan magalada Garissa ka socday shirar muhiim ah oo looga hadlayay nabadgaliyada ismaamulka Garissa iyo wada shaqeenta shacabka iyo lamaha amaanka Shirarkan ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Xukumadda garissa oo xariga ka jartay talaalka xoolaha

Dawlada ismaamulka Garisa ayaa xariga ka jartay qorsha lagu talaalayo in ka badan hal milyan oo xoolaha nool waxa uuna talalkan xoolaha socon doona muda…

Posted in WARARKA

Dowladda India oo sheegtay inay duqeymo ka fulisay gudaha Pakistan

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda India ayaa lagu soo warramayaa in maanta oo talaado ah ay gudaha u galeen wadanka dariska la ah ee Pakistan halkaasi…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo gaaray dalka Vietnam

Magaalada Hanoi ee dalka Vietnam ayaa lagu soo warramayaa inay gaareen kolonyo baabuur ah oo uu la socdo hoggaamiyaha wadanka Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un…