Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM.27.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-27-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Ra’iisul Wasaaraha Pakistan oo ku baaqay wadahadalo ay yeeshaan Pakistan iyo Hindiya

Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ku baaqay wadahadalo ay isla yeeshaan wadamada dariska ah ee colaada ka dhaxeysa Pakistan iyo Hindiya. Tan ayaa timid…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Aqalka Sare oo ka hadlay kufsigii iyo dilkii Caasho Ilyaas

Haweenka ku jira Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa Cambaareeyey falkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee lagu Dilay Allaha u Naxariistee Caaisha Ilyaas Aaadan oo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dowladda Garissa oo xariga ka jartay ololaha nadaafada magalada Garissa

Dawlada ismamulka Garisa ayaa maanta xariga ka jartay olole sare loogu qaadaaya nadaafada magalada Garissa . waxana xariga jaray oloolahan ku xigeenka gudoomiyaha Garisa Cabdi…

Posted in WARARKA

Xisbiga ugu wayn mucaaradka dalka Nigeria oo diiday inuu Buhari mar kale guuleystay

Kaddib markii guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka wadanka Nigeria uu shaaciyay in madaxweyne Muxamadu Buhari uu markii labaad codeynta ku soo baxay ayaa waxaa natiijadaasi…

Posted in WARARKA

Pakistan oo soo riday laba diyaaradood oo laga leeyahay India

Dowladda Pakistan ayaa lagu soo warramayaa inay maanta duqeymo dhanka cirka ah ka geysatay gobolka Kashimiir. Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Pakistan…

Posted in WARARKA

Wasiirkii arrimaha dibadda ee iiraan oo shaqadiisa sii wato

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka iiraan Maxamad Javad Zarif oo iscasilay hasa ahaate aanan laga ogolaan ayaa heshiisyo laba geesood ah la saxiixday dalka…

Posted in WARARKA

7 qof oo lagu eedeyay inay isku ekeysiiyeen madaxweynaha dalka kaddibna lacago dhaceen oo maxkamadda la soo taagay

Waxaa maanta maxkamadda la soo taagay toddobo eedeysane oo loo haysto inay iska dhigeen hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta iyagoo xeeladdaasi u adeegsaday inay maalqabeen…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay inaan la kordhin doonin turxaan bixinta dadka hubka haysta

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa sheegay inaan marnaba la kordhin doonin mudada saddexda bilood ah ee loogu talagalay in lagu…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo u hambalyeeyay dhigiisa Nigeria

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa fariin hambalyo ah u diray dhigiisa wadanka Nigeria Muxamadu Buhari oo markii labaad ku guuleystay qabashada talada dalkaasi. Mr….