Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 28.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-28-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Ra,isul wasaaraha dalka Pakistaan oo sheegay in la sii deyn doono duulihii u dhashay wadanka Hindiya

Ra,isul wasaaraha wadanka Pakistaan Imran Khan ayaa shaaca ka qaaday in la sii deyn doono duuliyihii waday diyaaradii Hindiya oo shalay isku dayday inay duqeymo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:SHIRKA GOLAHA WASIIRAHA AYAA LOOGA HADLAY ARRIMAHA DOORASHOOYINKA IYO AMNIGA

SHIRKA GOLAHA WASIIRAHA AYAA LOOGA HADLAY ARRIMAHA DOORASHOOYINKA IYO AMNIGA Qodobkan oo faah faahsan waxaa Kismaayo nooga soo diray wariyaheen Ahmed Laqaaye

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Dab khasaaro dhaliyay oo ka kacay Mandera

Dab khasaaro maaliyadeed gaystay oo maanta kakacay deegaanka PP1 ee duleedka waqooyi bari ee magaalada mandera ahna deegaan katirsan magaalada mandera Warkan oo dhamaystran waxaa…

Posted in WARARKA

Goob dahabka laga soo saaro oo ku duntay Indonesia

Hay’adaha samata bixinta ee dalka Indonesia ayaa lagu soo warramayaa inay soo badbaadiyeen 19 ruux kaddib markii ay duntay goob dahabka laga soo saaro. Dhacdadaasi…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-28-02-2019-1.30pm-.mp3
Posted in WARARKA

Kenya oo qaramada midoobay ku wargelisay muranka dhanka badda ee kala dhexeya Soomaaliya

Wasiiradda wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Dr. Monica Juma ayaa sheegtay inay golayaasha amniga ee qaramada midoobay iyo sido kale midowga Afrika ku wargeliyeen khilaafka…

Posted in WARARKA

Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga KANU oo wajeer tagay

Waxaa magaalada Wajeer gaaray qaar ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga KANU kuwaaso ku guda jiro olole siyasadeed oo ay ku taagerayaan musharax doonaya inuu ku…

Posted in WARARKA

Agaasimaha dacwad soo oogidda oo guddoomin doono shir ku saabsan dilalka sharci darrada ah

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa maanta la filayaa inuu tago xaafadda Kayole ee magaaladatani Nairobi si uu u shir guddoomiyo…

Posted in WARARKA

Taliska Booliska gobolka Hiiraan oo amray howlagalo amaan.

Taliska Ciidamada boolika Degmada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dilal maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Magaladaas,waxana…