Posted in WARARKA

Guddoomiyaal iyo xildhibaano ka soo horjeestay ololaha ku aaddan xilka qaadista Ruto

Labada ka mid ah barasaabyada ismaamulka dalka iyo sagaal xildhibaano ah ayaa gaashaanka u daruuray soo jeedin ka timid qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka…

Posted in WARARKA

Wadamada Kenya iyo Hungary oo sii xoojinaya xariirka ka dhexeya

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Mr. Justin Muturi ayaa sheegay inuu u riyaaqay sida wadamada Kenya iyo Hungary ay uga go’antahay sare u qaadidda xariirka ay wadagaan….

Posted in WARARKA

Maxkamadda sare oo berri go’aan ka gaareysa diiwaangelinta casriga ah

Maxkamadda sare ee dalka ayaa la filayaa in berri oo isniin ah ay go’aan ka soo saarto in la hakinayo dhaqangelinta diiwaangelinta casriga ah ee…

Posted in WARARKA

Waaxda DCI oo baareysa dad lagu qabtay xaafadda Islii

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda twitarka ku sheegtay inay baaritaano ku wado labo eedeysane oo shalay la qabtay….

Posted in WARARKA

Barasaabka Nairobi oo sheegay inuu isku keenaya Raila iyo Ruto

Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay hadalo isdhaafsanayeen siyaasiyiinta xulufada la ah hoggaamiyaha mucaraadka Nasa Raila Odinga iyo ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayuu…

Posted in WARARKA

Wariye Caan aha oo loo magacaabay aggasimaha guud ee warbaahinta dowlada KBC

Wariye Naim Bilal ayaa loo magacaabay inuu noqdo aggasimaha guud ee warbaahinta dowlada ee KBC. Wasiirka wasaarada isgaarinta iyo tiknolajiyada Joe Mucheru ayaa shaaca ka…

Posted in WARARKA

Isbitalka Pumwani ee Hooyada oo xariga ka jaraya kaydkii ugu horeeyay ee Caanaha hooyada

Isbitalka Pumwani ee Hooyada ayaa xariga ka jarayaan maanta kaydkii ugu horeeye ee caanaha naaska, oo noqonaya kii ugu horeeyay dalka. Tani ayaa caawineysa dhalaanka…

Posted in WARARKA

Macalinkii abalmarinta Caalamka ku guleystay oo sheegay in aabihis uu ku dhiira galiyay inuu noqdo macalin

Peter Mokaya Tabichi ayaa waxa uu sheegay in aabihis Lawrence Tabichi oo 68-sano jir ah uu ku dhiiriyay inuu macalin noqdo. Waxa uu sheegay in…

Posted in WARARKA

Guddiga ERC oo shaaca ka qaaday 7-kalimo shidaal oo iibiya shidaal aan wanagsaneen

Guddiga Maamulka tamarta ee ERC ayaa soo saaray ila 7-kaalimo shidaal oo ay sheegeen inay iibiyaan shidaal aan ahayn mid sax ah. Wax aka mid…

Posted in WARARKA

Sacuudi Carabiya oo si ku meel gar ah u deysay haween u dooda xuquuqda aadanaha

Sacuudiga ayaa si ku meel gaar ah u sii daayay saddex dumar ah oo xuquuqda aadanaha u dooda ku waas oo ku eedaysan dacwado la…