Posted in WARARKA

Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay in aysan sii wadi doonin wada xaajoodka kala dhexeya Maraykanka

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in aysan waxba iska badalanayn mawqifka xukuumada Pyongyang xitaa haddii Maraykanku dalbado wadahadallo dheeri ah. Ri…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo codsatay 234 milyan oo doolar oo lagu taageerayo Zimbabwe

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa soo bandhigtay codsi caalami ah oo ay ku doonayso 234 milyan oo doolar . Lacagtan ayaa lagu caawinaya wadanka Zimbabwe…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha baarlamaanka oo difaacay baaritaano dhanka gaadiidka ah

Guddoomiyaha golaha qaran ee sharci dejinta Mr. Justin Muturi ayaa difaacay go’aan uu soo saaray kaddib markii guddiyo kala duwan ay soo jeedin ka timid….

Posted in WARARKA

In ka badan 600 oo ka mid ah sarakiisha wasaaradda dhulalka oo baaritaano lagu hayo

Waxaa baaritaano lagu wadaa ugu yaraan 600 oo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda dhulalka ee dalka. Xoghayaha wasaaraddan u qaabilsan dhanka maamulka ,Gideon Mung’aro ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa shaqada ka eryay wasiirkii cayaaraha, hidaha iyo dhaqanka Mr. Rashiid Echesa isagoo xilkaasi ku wareejiyay wasiiraddii waxbarashada Amina Maxamad….

Posted in WARARKA

Madaxda ismaamulada xoola dhaqatada oo uu shir uga furmayo Garissa

Waxaa maanta magaalada Garissa si rasmi ah uga furmayo shirka madaxda ka soo jeeda maamul goboleedyada xoola dhaqatada ah kaasi oo socon doono mudd saddex…

Posted in WARARKA

Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii Muqdisho.

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii qaraxa ku bilaawday ee xalay ka dhacay…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo hal milyan oo doolar u ballanqaaday ciddii soo gudbisa xogta wiilka Osama Bin Ladin

Dowladda Maraykanka ayaa sheegatay inay lacag dhan hal milyan oo doolar ku abaalmarin doonto cidii laga helo macluumaad ku aaddan wiil uu dhalay Osama Bin…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo baaq u diray madaxa cadaaladda

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa madaxa cadaaladda ee dalka Mr. David Maraga ka codsaday inuu mudnaanta koowaad siiyo sidii go’aami looga soo saari lahaa…

Posted in WARARKA

Madaxda ismaamulada xoola dhaqatada oo uu shir uga furmayo Garissa

Waxaa maanta magaalada Garissa si rasmi ah uga furmayo shirka madaxda ka soo jeeda maamul goboleedyada xoola dhaqatada ah kaasi oo socon doono mudd saddex…