Madaxda ismaamulada xoola dhaqatada oo uu shir uga furmayo Garissa

Waxaa maanta magaalada Garissa si rasmi ah uga furmayo shirka madaxda ka soo jeeda maamul goboleedyada xoola dhaqatada ah kaasi oo socon doono mudd saddex maalmood ah.
Maxamad Guuleed waa agaasimaha guud ee golaha iskaashiga ee ismaamulada ay ku noolyihiin dadka xoolaha dhaqatada ah waxa uuna idaacada STAR FM uga warramay ajeendaha shirka maanta billaabanaya

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *