Qaramada midoobay oo codsatay 234 milyan oo doolar oo lagu taageerayo Zimbabwe

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa soo bandhigtay codsi caalami ah oo ay ku doonayso 234 milyan oo doolar .
Lacagtan ayaa lagu caawinaya wadanka Zimbabwe oo laga cabsi qabo in saddex meelood hal meel dadka ku nool ay abaaro saameyaan.
Tiradan ayaa u dhiganta 5.3 milyan oo qof sida laga soo xigtay agaasimaha arrimaha bani’aadanimada iyo gurmadka deg dega ah ee qaramada midoobay Mark Lowcock
Waxaa uu dhanka kale hoos u dhac ku yimid wax soo saarka beeraha ee Zimbabwe

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *