Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 3.3.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-03.03.2019-8am-1-1.mp3
Posted in WARARKA

Talibaan iyo Maraykanka oo ay wada hadalo uga socdaan Qatar

Waxaa magaalada Dhooxa ee dalka Qatar ka socdo wada hadalada u dhexeya Maraykanka iyo Kooxda Taalibaan ee ka dagaalanto gudaha Afghanistan. Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo…

Posted in WARARKA

Maxkamadda Masar oo ayidday xukun lagu riday madaxii hore ee la dagaalanka musuqmaasuqa

Maxkamadda Militari ee dalka Masar ayaa dhinac isaga dhigtay codsi racfaan ah oo ka yimid madaxii hore ee waaxda la dagaalanka musuqmaasuqa iyo sarkaal ka…

Posted in WARARKA

Xildhibaano madaxweyne ku xigeenka dalka u jeediyay inuu fariin ka qoro waaxda dambi baarista

Xildhibaanka laga soo doortay degaan baarlamaneedka Tiaty ,William Kamket ayaa ku xigeenka hoggaamiyaha dalka William Ruto ugu baaqay inuunan si fagaara ah uga hadlin mashruuca…

Posted in WARARKA

Shirka 6-aad ee dowlad wadaajinta oo ka furmaya Kirinyaga

Waxaa maalinka isniinta ee berri la filayaa inuu maamul goboleedka Kirinyaga ee gobolka bartamaha dalka ka furmo shirkii lixaad ee sannadlaha ah oo ku saabsan…

Posted in WARARKA

6 wadan oo keliya oo isku dheeli tiray xuquuqda ragga iyo haweenka

Bangiga adduunka ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in caalamka oo dhan 6 wadan oo keliya ay raga iyo haweenka siiyaan xuquuq siman. Dunida…

Posted in WARARKA

IGAD oo cambaareysay weerarkii Muqdisho

Bayaan ka soo baxay urur goboleedka IGAD oo nuqul ka mid ah uu soo gaaray idaacadda Star FM ayaa lagu cambaareeyay weerarkii toddobaadkii hore ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maamulka Degmada cadaado ayaa war ka soo saaray Ciidamo la wareegay Madaxtooyada magaalada

Maamulka Degmada cadaado ayaa war ka soo saaray Ciidamo la wareegay Madaxtooyada magaalada sida uu ku soo warramayo saadaq Laki

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ingiriisku u soo magcawday wadanka Soomaaliya Ben Fender….

Posted in WARARKA

Burcad dishay 5 waardiyaal ah

Rag hubeysan ayaa aroornimadii hore ee maanta dilay 5 waardiyayaal ah kaddibna fal dhac ah ka geystay suuqa Kilingili ee ku yaalla xadka ay wadagaan…