Posted in WARARKA

In ka badan 50 qof oo la la’yahay kaddib dhuun shidaal oo ku qaraxday Nigeria

Ugu yaraan 50 qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Nigeria ayaanan ilaa iyo hadda meel lagu sheegi Karin kaadib qarax la soo tabiyay….

Posted in WARARKA

Raila iyo wasiirka beeraha oo yeeshay kulan ku saabsan sonkorta

Hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka Nasa ahna ergeyga midowga Afrika u qaabilsan kaabayaasha qaaradda Afrika Raila Odinga iyo wasiirka wasaaradda beeraha ee dalka Mr. Mwangi Kiunjuri…

Posted in WARARKA

60 gabdhood oo ku dhaawacmay Bungoma kaddib jac ku dhufatay

Ilaa iyo 60 gabdhood oo dhiganayay dugsiga sare ee gabdhaha ee St. Brigid Nangwe oo ku yaalla maamul goboleedka Bungoma ayaa lagu soo warramayaa inay…

Posted in WARARKA

Naafada xerada Dhagaxleey oo ay cabasho ka soo yeereysa

Bulshada uunan lixaadka u dhameystirneyn ee ku nool xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin dhanka noolasha ah oo ay wajahayaan waxayna baaq…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO IDAACAD STAR FM 1:30 PM 3-4-2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-04.03.2019-13-30-pm.mp3
Posted in WARARKA

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo maanta kulan kaga qayb galaya dalka Switzerland.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay waxaay gaareen magaalada Geneva ee xarunta dalka Switzerland,wuxuuna halkaas kaga qayb…

Posted in WARARKA

Dil ka dhcay magaalada Beledweyne.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in goordhow dil uu ka dhacay magaaladaasi. Rag la…

Posted in WARARKA

Xubno AL-shabaab ka tirsan oo xalay lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay waxay magaaladaa Muqdisho ku soo bandhigeen rag qirtay inay ka tirsanaayeen ururka AL-shabaab sidoo kalena…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo sheegay inuunan u qalmin abaal marin nabadeed

Ra’iisul wasaaraha wadanka Pakistan Imran Khan ayaa qoraal uu soo dhigay barta Twitarka ku sheegay inuunan u qalmin abaal marin nabadeed oo la soo jeediyay…

Posted in WARARKA

In ka badan 23 qof oo ku dhintay duufaan ku dhufatay Maraykanka

Duufaan ku dhufatay wadanka Maraykanka kaddib ayaa waxaa la xaqiijiyay inay dhinteen ugu yaraan 23 ruux oo qaar ka mid ah ay carruur yihiin., Musiibadan…