Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 5.3.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-0503.2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Afhayeenka wasaarada arimaha dibeda Iiraan oo sheegay sababta uu isku casilay Jawad Zerif

Wasiirka wasaarada arimaha dibada ee wadanka Iiraan Javad Zarif ayaa la sheegay sababta uu isku casilay inay tahay in aanan lagu wargalin booqashadii uu madaxweynaha…

Posted in WARARKA

Wasiirka maaliyadda oo hor tagay waaxda dambi baarista ee dalka

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee dalka Mr. Henry Rotich oo maanta iska xaadiriyay xarunta dhexe ee waaxda dambi baarista ee DCI-da kaddib markii loo yeeray ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Dalka Mr Uhuru kenyaatta oo sheegay in hawlgalka musuqmaasuqa dalka lagu eegeyn shaqsi gar ah

Hogaamiyaha ugu sareeya ee dalka oo maanta khudbad ka jeediyay shirka lixaad ee ku saabsan dowlad wadaajinta ee shalay ka billowday Kirinyaga ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA

In ka badan 45 oo ku dhintay daadadka Afghanistan iyo Pakistan

Ugu yaraan 45 qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay ku dhinteen daadad saameeyay wadamada Afghanistan iyo Pakistan kaddib roobab xooggan oo ka da’ay….

Posted in WARARKA

Maanta oo Kismaayo lagu soo bandhigay qalabka ku shaqeeya cadceeda

12 kamid ah dhalinyarada Magaalada Kismaayo oo hore loogu tababaray sida looga faa’iideysto tamarta cadceeda ayaa manta xaafada midnimo ee Kismaayo kusoo bandhiga qalabka ku…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO STAR FM 1:30 PM 3-5-2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-05.03.2019-13-30-pm.mp3
Posted in WARARKA

Amina Maxamad oo la wareegtay xilka wasaaradda cayaaraha

Wasiiraddii waxbarashada Amina Maxamad ayaa maanta si rasmi ah xafiiska ugala wareegtay wasiirkii hore ee cayaaraha, hidaha iyo dhaqanka Rashid Echesa oo maalmo ka hor…

Posted in WARARKA

Madxweynaha Soomaaliya oo gaadhay Caasimada Ethopia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii la socday ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethopia,waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay…

Posted in WARARKA

Madaxweynhaa Soomaaliya oo shacabka ka dalbaday inay hay’adaha amniga la shaqeeyaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kullan la qaatay hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha Amniga iyo kuwa gurmadka degdega ah, Maamulka Gobolka Banaadir…