Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 6.3.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-06-03-2019-830PM.mp3
Posted in WARARKA

Garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyaatta oo si caadi ah ku soo laabtay kadib markii ay shaqaaqo ka dhacday

Garoonka diyaaradaha ee Jomo kenyaatta ayaa si caadi ah ku soo laabtay kadib markii ay maanta shaqo joojin ku dhaqaqeen xubnaha ururka ay ku mideysanyihiin…

Posted in WARARKA

Raila Odinga oo si adag uga hadlay arrimaha musuqmaasuqa

Hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka NASA ahna ergeyga midowga Afrika u qaabilsan horumarinta kaabayaasha dhaqaale Mr. Raila Odinga oo maanta khudbad ka jeediyay shirka lixaad ee…

Posted in WARARKA

Wasiirka maaliyadda oo maalintii labaad iska xaadiriyay xarunta dambi baarista ee dalka

Wasiirka wasaarada maaliyada ee dalka ayaa maanta mar kale iska xaadiriyay xarunta waaxda dambi baarista ee dalka isagoona su’aal laga weydiyay mashruuca biyo xireenada Arror…

Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya iyo Kenya oo xal ka gaaray khilaafkii Diblumaasiyadeed.

Sida ay baahisay Madaxtooyada Soomaaliya madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa xal ka gaaray arimo dhinaca siyaasada ah oo kadhexeeyay labadooda dowladood madaxweyneyaasha ayaa saaka wada…

Posted in WARARKA

Dowladda Venezuela oo ceyrisay safiirka Jermalka

Xukuumadda Venezuela ayaa ceyrisay safiirka wadanka Jarmalka ee u fadhiyay wadanka Venezuela. Madaxwaynaha wadanka Venezuela Nicolas Maduro ayaa sheegay in Danjire Daniel Kriener uu 48…

Posted in WARARKA

Wadamada Turkiga iyo Iiraan oo fulinaya hawlgalo qorsheeysan

Turkiga iyo Iran ayaa si wadajir ah u fulin doona hawlgal ka dhan ah dagaalyahanada kurdiyiinta . Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Ankara ayaa sheegay, in…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo shacabka Algeria ku taageeray dibadbaxyada ay sameynayaan

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in muwaadiniinta wadanka Algeria ay xaq u leeyihiin inay dibadbaxyo sameyaan maadaama aynan ku qanacsanayn inuu madaxweyne Cabdelcaziz Bouteflika markii shanaad…

Posted in WARARKA

Munaasabada lagu sagootiyay Agaasimaha xuquuqul insaanka wasaarada haweenka ee Jubland

Munaasabada lagu sagootinayay Agaasimaha xuquuqul insaanka wasaarada haweenka, arrimaha qoyska iyo Xuquuqul aadanaha marwo Seynab Rashiid Cige ayaa ka dhacday Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka…

Posted in WARARKA

Wasiirka gaadiidka oo sharci darro ku tilmaamay shaqa joojinta shaqaalaha duulimaadyada

Wasiirka wasaaradda gaadiidka , guriyeynta iyo kaabayaasha waddooyinka ee dalka Mr. James Macharia ayaa mid sharci darro ah ku tilmaamay shaqo joojin ay ku dhaqaqeen…