Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 7.3.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-7-03-2019-830PM.mp3
Posted in WARARKA

3 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Afgaanistan

Ugu yaraan saddex qof ayaa dhimatay ka dib markii qaraxyo dhowr ah lagu bartilmaamdesaday shirar siyaasadeed oo ay ka soo qaybgaleen madax ka socota madaxtooyada…

Posted in WARARKA

Waaxda dambi baarista oo wali baaritaano ku haya wasiirka maaliyadda dalka

Sarakiisha waaxda dambi baarista ee dalka ayaa wali baaritaano ku haya wasiirka wasaaradda maaliyadda dalka Henry Rotich isagoona loo heysto mashruuca biyo xireenada Arror iyo…

Posted in WARARKA

Xoghayaha COTU oo dalbaday inuu xafiiska banneeyo wasiirka gaadiidka

Xoghayaha guud ee dalladda ay ku mideysanyihiin ururada shaqaalaha ee COTU, Mr. Francis Atwoli ayaa madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ugu baaqay inuu xilka qaadis ku…

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska oo toogtay laba nin oo burcad ah

Laamaha ammaanka ee magaaladatan Nairobi ayaa laba nin oo burcad ah ku toogtay isgoyska Red Hill ee Gigiri magaaladatan Nairobi. Taliyaha ciidamada booliska Gigiri ayaa…

Posted in WARARKA

Barasaabka ismamaulka makueni oo ku baaqay inay heshiiyaan William Ruto iyo Raila Odinga

Guddoomiyaha Makueni Kivutha Kibwana ayaa ku baaqay inay heshiiyaan madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto iyo Ra’iisul-wasaarihii hore dalka Raila Odinga kadib markii uu maalmihii…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan hooyada xiliga ay uurka leedahay waxa laga doonayo

Hoyooyinka ismaamulka Wajeer ayaa lagu eedeynayaa inay muhiimad u arkin islamarkaana ka gabsadeen inay tagaan xarumaha caafimadka xiliyada ay uurka lee yihiin si loola socdo…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 7.3.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-07.03.2019-13-30-pm.mp3
Posted in WARARKA

Human Rights Watch oo baaq u dirtay dowladda Tanzania

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch ayaa si kulul u cambaareysay tallaabadii lagu mamnuucay wargeyska ugu caansan dalka Tanzania ee The Citizen….

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela oo sheegay in loo hanjabayo Jarmalka

Madaxa mucaaradka ee dalka Venezuela si iskii ahna ugu dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha ku meel gaarka ah Juan Guaido ayaa sheegay in maamulka talada haya…