Posted in WARARKA

Baarlamaanka Ruushka oo ansaxiyay sharci mamnuucaya in dowladda la dhaliilo

Baarlamaanka dalka Ruushka ayaa lagu soo warramayaa inuu meel mariyay sharci mamnuuc ka dhigaya in dowladda talada haysa la dhaliilo . Sharcigan ayaa sido kale…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo meel mariyay xubnaha la soo magacaabay ee guddiga adeegga booliska

Baarlamaanka dalka ayaa galinkii dambe ee shalay ansaxiyay magacyada 6 sarkaal oo la soo magacaabay si ay xubno uga noqdaan guddiga qaran ee adeegga booliska….

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaasha ismaamulada oo ku baaqay in mas’uulkii musuqmaasuq lala xariiriyo uu xafiiska banneeyo

Guddoomiyaasha maamul goboleedyada dalka ayaa shirka lixaad ee sannadlaha ah ee ka socdo Kirinyaga ka soo saaray qodobo ay ka mid tahay in sarkaalkii lagu…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Nairobi oo digniin u diray sarakiisha ka shaqeeya goobaha baabuurta la dhigo

Barasaabka ismaamulka Nairobi ,Mike Sonko ayaa wacad ku maray inuu tallaabo adag ka qaadayo sarakiisha ka midka ah maamulka hoose ee caasimadda gaar ahaan kuwa…

Posted in WARARKA

Shaqaalaha duulimaadyada oo sheegay inaynan dib ugu laaban doonin shaqooyinkooda

Xubnaha ururka ay ku mideysanyihiin shaqaalaha duulimaadyada dalka ee KAWU ayaa wacad ku maray inaynan shaqooyinkoodii sii wadi doonin ilaa iyo inta laga soo siidaynayo…