Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDHACADA STAR FM 9.3.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-09.03.2019-13-30-pm.mp3
Posted in WARARKA

Haweenay u dhaltay dalka Uganda oo gudniinka fircooniga dartiis loogu xiray wadanka Uk

Haweenay 37 jir ah ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee waddanka UK xabsi ku mutaysta gudniinka fircooniga ah. Haweeneyda oo u dhalatay dalka Uganda ayaa…

Posted in WARARKA

QM oo xil u Magacowday Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Dr Abiy Ajmed ayaa loogu hambalyeeyey Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Workeneh Gebeyehu Negewo,kaasi oo loo magacaabay…

Posted in WARARKA

Codeyn loo dareeray wadanka Nageria

Nigerian-ka ayaa maanta u codeynayaa guddoomiyaal iyo xubnaha golaha qaranka, wadankaasi laba usbuuc kaddib markii Muhammadu Buhari uu mar labaad la wareegay talada wadanka nageria….

Posted in WARARKA

Wafdi ka socda Puntland oo gaaray Sool

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa gaaray degaano dhowr ah ku yaalla gobolka Sool oo ay ka jiraan dhibooyin kala duwan oo ay…

Posted in WARARKA

Laamaha ammaanka oo hawlgal ka fuliyay guri ku yaala ismamaulka Kwale

Ciidamada Booliska dalka ayaa hawlgal ka sameeyey guri ku yaalla Deegaanka Nagombeni oo ka tirsan ismaamulka Kwale, ee gobolka xeebta dalka. Ciidamadan ayaa sheegay inay…