Codeyn loo dareeray wadanka Nageria

Nigerian-ka ayaa maanta u codeynayaa guddoomiyaal iyo xubnaha golaha qaranka, wadankaasi laba usbuuc kaddib markii Muhammadu Buhari uu mar labaad la wareegay talada wadanka nageria.
Goobaha codbixinta ayaa saaka la furay mana la soo tabin wax dhib ah oo dalkaas ak dhacay.
Guddoomiyeyaasha Nageria ayaa ka mid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dhanka siyaasadda.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *