Haweenay u dhaltay dalka Uganda oo gudniinka fircooniga dartiis loogu xiray wadanka Uk

Haweenay 37 jir ah ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee waddanka UK xabsi ku mutaysta gudniinka fircooniga ah.
Haweeneyda oo u dhalatay dalka Uganda ayaa sanadkii 2017 gurigeeda oo ku yaal bariga London ku gudday gabar ay dhashay oo saddex jir ah.
Waxaa lagu xukumay 11 sano oo xabsi ah gudniinka dartii iyo laba sano oo dheeraad ah oo ay ku mutaysatay sawirro anshax xummo ah oo ay haysatay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *