Posted in WARARKA

28 qof oo ku dhimatay daadadka Malawi

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka eek u dhintay daadad saameeyay wadanka Malawi kaddib roobab xooggan oo ka da’ay. Tirada dhimashada ayaa gaartay 28…

Posted in WARARKA

ciidamada soomaliland oo qabtay maandooriyayaal

Ciidamada soomaliland ee dagmada togwajaale ayaa soo bandhigay maandooriyayaal ay qabteen. Muuse Xussen Xassan ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

Posted in WARARKA

Wasiirka gaadiidka oo ka hadlay diyaaradii shirkadda Ethiopian Airlines ee burburtay

Wasiirka wasaaradda gaadiidka , guriyeynta iyo kaabayasha wadooyinka ee dalka Mr. James Macharia oo gaaray gagida caalamiga ee ee diyaaradaha ee JKIA, magaaladatani Nairobi ayaa…

Posted in WARARKA

Malaysia oo musaafurisay 6 qof oo u dhashay Masar

Dowladda Malaysia ayaa dalkeeda ka tarxiishay 6 qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedo Masar iyo mid toddobaad oo ka yimid Tunisia in kastoo hay’adaha…

Posted in WARARKA

Diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo burburtay

Waxaa burburtay diyaarad ay leedahay shirkadda duulimaadyada ee Ethiopian Airlines taasi oo ka soo ambabaxday magaalada Addis Ababa kuna soo wajahneyd Nairobi. Shirkadda ayaa xaqiijisay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACAD STAR FM 1:30 PM 10-03-2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-10.03.2019-1.30pm.mp3
Posted in WARARKA

Maamulka gobolka Shabeelada hoose oo ka warbixiyay howlgalada shabaabka ka dhanka ah

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallada Ciidamada sida gaarka u tababaran ee dowlada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ay…

Posted in WARARKA

Soomaaliland oo ka warbixisay socdaalka Muse Biixi ee Imaaraadka.

Ayadoo shalay dalka imaaraadka Carabta uu safar ku tagay madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Masuuliyiinta maamulkaasi waxay sheegeen inuu manta kulan la qaadanayo…

Posted in WARARKA

14 qof oo ku dhimatay diyaarad ku burburtay Colombia

14 qof ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay inay ku dhinteen shil diyaradeed oo ka dhacay wadanka Colombia gaar ahaan gobolka Meta. Arrintan ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

Wasiirkii caafimaadka ee Tunisia oo is casilay kaddib 11 dhallaan ah oo dhintay

Wasiirkii wasaaradda caafimaadka ee dalka Tunisia, Cabdul-Rauuf El-Sherif ayaa iska casilay xilkii uu hayay kaddib markii 11 carruur ah ay dhinteen 24 saac gudahood. Wakaaladda…