Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDACADDA STAR FM 11.3.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-11-MAR-2019-830PM.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha Masar oo saaxibkii u magacaabay wasiirka gaadiidka

Madaxweynaha Masar Cabdel Fattax al-Sisi ayaa taliyaha guud ee ciidamada Miltari oo ay aad isugu dhowyihiin Kamel al-Wazir u magacaabay wasiirka wasaaradda gaadiidka ee dalkaasi….

Posted in WARARKA

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaaabay degmada Marka

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa guddoomiye Cusub loogu Magacaabay degmada Marka oo ah Xarunta Gobolka Shabeellaha…

Posted in WARARKA

Shirka qaramada midoobay ee arrimaha deegaanka oo ka furmay Nairobi

Waxaa maanta magaaladatani Nairobi ka furmay shirka golaha jimciyadda qurumaha ka dhexeysa u qaabilsan arrimaha deegaanka ee (UNEP). Kulankan ayaa ku soo aadaya hal maalin…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan agab ay u curinayaan gabdhaha wax ka barta dugsiga sare ee NEP GIRLS Garissa

Arday wax ka barta dugsiga sare ee gabdhaha  NEP girls ee magalada Garissa ayaa wada qorshe ay  ku curinaayaan agab loo isticmaali karo baahiya kala…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADDA STAR FM 1:30 PM 11-3-2019

 

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO EE IDAACADA STAR FM 8:00 AM 11-3-2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-11.03.2019-8AM.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo laga dalbaday inuunan fududeysan la dagaalanka musuqmaasuqa

Toban ka mid ah xildhibaanada xisbiyada Jubilee iyo ODM ayaa ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto uga digay inuu fududeysto dagaalka ay dowladda kula jirto…

Posted in WARARKA

Kenya oo sarakiil u direysa Itoobiya kaddib shilkii diyaaradeed

Wasiirka wasaaradda gaadiidka, guriyeynta iyo kaabayaasha wadooyinka Mr. James Macharia ayaa sheegay in maanta la filayo inay dalka Itoobiya ay howlo loo igmaday ka billabaan…