Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADDA STAR FM 13:30 PM 12-3-2019

 

Posted in WARARKA

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka wada magaalada Kismaanyo.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay ku hoyday Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo uu shalay gaaray, waxaana uu…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo Uganda kaga qayb galaya shir Caalami ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee Caasimada dalka Uganda. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku…

Posted in WARARKA

Ciidamada amaanka oo howlgalo ka sameeyay gobolka shabeelada Hoose.

Wararka ka imaanaya deegaanka lagu magcaabo Daarusalaam ee gobalka Sh/hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowlada…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada ingiriiska oo maanta u codeynaya mooshinka ka bixintaanka midowga Yurub

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Mrs. Theresa May ayaa maanta la filayaa inay baarlamaanka dib ugu soo celiso mooshin ku aaddan ololaha ay ugu jirto in dalkeeda…

Posted in WARARKA

Singapore oo hawadeeda ka mamnuucday diyaaradda nooca Boeing 737 MAX

Maamulka duulimaadyada ee wadanka Singapore ayaa maanta oo talaado ah soo saaray amar uu hawada dalkaasi uga mamnuucayo in lagu isticmaalo nooca diyaaradda Boeing 737…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Algeria oo isaga baxay tartankii siyaasadeed ee hoggaanka dalkaasi

Hoggaamiyaha wadanka Algeria ,Cabdelcaziz Bouteflika ayaa ku dhawaaqay inuu meesha ka saaray hamigiisi siyaasadeed ee ku aaddanaa inuu markii shanaad u tartamo qabashada talada dalkaasi….

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo kulamo la qaatay hoggaamiyaasha Uganda iyo Rwanda

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa shalay safar ku tagay wadamada Rwanda iyo Uganda isagoo wada hadalo la yeeshay hoggaamiyaasha wadamadaasi ee kala ah Paul…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha baarlamaanka oo go’aan ka gaaraya soo jeedin ku aaddan arrimaha IEBC iyo maamulka JKIA

Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Mr. Justin Muturi ayaa galinka dambe ee maanta la filayaa inuu go’aan ka soo saaro soo jeedin ka timid guddiga xisabaadka ee…

Posted in WARARKA

Mudadii shaqada looga istaajiyay madaxa fulinta ee isbitaalka Nairobi oo la kordhiyay

Maamulka isbitaalka Nairobi ayaa kordhiyay mudadii uu si ku meel gaar ah shaqada uga istaajiyay madaxii fulinta ee xaruntaasi caafimaad Gordon Odundo. Guddoomiyaha guddiga isbitaalka…