Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 13.3.2019-1.30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/03/NEWS-13.03.2019-1.30pm.mp3
Posted in WARARKA

Ugu yaraan 27 wadan oo hakiyay duulimaadyada nooca diyaaradaha Boeing 737 Max

Kaddib shilkii axaddii ka dhacay wadanka Itoobiya , ilaa iyo 27 wadan oo ay hadda ku biirtay dowladda Kazakhstan ayaa hawadooda ka mamnuucay ama hakad…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Faransiiska oo maanta booqasho ku imaanaya dalka

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa 2-da duhurnimo ee maanta la filayaa inuu dhigiisa Faransiiska Emmanuel Macron ku soo dhaweeyay madaxtooyada wadanka looga arrimiyo ee…

Posted in WARARKA

Saddex qof oo ku dhintay Garissa kaddib markii ay musqul ku dhaceen

Saddex qof ayaa lagu soo warramayaa inay xalay ku dhinteen ismaamulka Garissa kaddib markii ay ku dhaceen musqul. Waxay dadkan kala ahayeen nin oday ah,…

Posted in WARARKA

Aqalka sare ee Maraykanka oo maanta u codeynaya qaraar ku saabsan howlgalka militari ee Yemen

Xubnaha aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa maanta la filayaa inay cod u qaadaan qaraar ku aaddan in xukuumada Washington ay soo afjarto tageerada ay siiso…

Posted in WARARKA

Bangiga dhexe oo soo daabici doono shuruuc ku aaddan maaliyadda

Guddoomiyaha bangiga dhexe ee dalka ee CBK Mr. Patrick Njoroge ayaa u muuqdo inuu u hoggaansamay cadaadis maalmihii la soo dhaafay ay saarayeen xildhibaanada baarlamaanka….

Posted in WARARKA

Wasaaradda gaadiidka oo mid siman ka dhigeysa nooliga laga qaado rakaabka adeegsada mataatuuda

Wasaaradda gaadiidka ayaa sheegtay inay qaadeyso tallaabooyin muhiim ah oo dib u eegis loogu sameynayo qarashaadka ay bixiyaan rakaabka ku safro baabuurta u kala goosha…

Posted in WARARKA

Dowladda oo aan weli shaacin mas’uulka xilka kala wareegaya Taliyaha guud ee booliska

In kastoo uu dhammaaday muddo xileedkii abaanduulaha booliska dalka Mr. Joseph Boinnet oo afar sano jagadaasi hayay haddana weli dowladda ma aynan shaacin qofka beddelaya….