Maxaad ka ogtahay xanuunada ku dhaca kiliyaha iyado Maanta caalamka laga xusay

14ka bisha marso oo maanta ku beegan ayaa caalamka waxa laga xusaa maalinta kilyaha.
waxana maalintan lagu so bandhiga o logu shega dadwayanaha inay ogaadaan xanunada ku dhaca kilyaha iyo sida looga hortagi kara in qofka kilyaha fariistaan.
meelaha laga xusay na maanta waxa kamid ah magalada Garisa waxana xaflad lagu qabtay isbataalka guud e Garisa o leh qayb kilyaha lagu dhaqo.
Axmad nadir o ah wasiirka caafiamadka e dawlada countiga Garisa o xaflada mart sharaf ka ahaa aya dadwaynaha ugu baaqay in xaladooda caafimaad ay la socdaan.

 

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *