Posted in WARARKA

Dhammaan dibloomaasiyiinta  Maraykanka oo  ka soo baxay  Venezuela

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka Mr. Mike Pompeo   ayaa sheegay in dhammaan dibloomaasiyiintii dalkaasi u dhashay ee  ku  sugnaa safaaradda  xukuumadda  Washington ay ku…

Posted in WARARKA

40 qof oo ku dhimatay weeraro lagu qaaday masaajido ku yaalla New Zealand

Waxay faahfaahino dheeraad ah ka soo baxayaan weeraro saaka lala eegtay masaajido ku yaalla wadanka New Zealand. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Jacinda Ardern ayaa sheegtay in…

Posted in WARARKA

Wasiirada dowlad wadaajinta iyo beeraha oo su’aalo la weydiiyay

Wasiirka wasaaradda beeraha Mr. Mwangi Kiunjuri iyo dhigiisa dowlad wadaajinta Mr. Eugene Wamalwa ayaa shalay su’aalo lagu weydiiyay xarunta dhexe ee waaxda dambi baarista dalka….

Posted in WARARKA

Maraykanka oo sheegay in Kenya ay weli ka jiraan xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul aadanaha

Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in gudaha wadanka ay weli ka dhacaan xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul aadanaha…

Posted in WARARKA

Guddiga JSC oo loo gudbiyay dacwad lagu doonayo inuu xafiiska banneeyo madaxa cadaaladda

Guddiga adeegga waaxda garsoorka ee dalka ee JSC ayaa sheegay inuu qabtay dacwad loo soo gudbiyay oo ku aaddan sidii xil ka qaadis loogu sameyn…