Posted in WARARKA

Ku dhawaad 60 qof oo ku dhintay daadad saameeyay gobol ku yaalla Indonesia

Ilaa iyo hadda ugu yaraan 58 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen fatahaadaha ku dhuftay gobolka bari ee Indonesia ee Papua halka tiro kale…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha Jabuuti oo fariin culus u diray madaxda soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood ahayd ee uu ku yimid magaalada Muqdisho kaddib martiqaad uu ka helay dhigiisa…

Posted in WARARKA

Raila iyo Ruto oo loogu baaqay inay joojiyaan hadalada ay is-dhaafsanayaan

Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka Mr. Ken Lusaka iyo senetarka ismaamulka Bungoma Moses Wetangula ayaa soo jeediyay in hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka Nasa Raila Odinga…

Posted in WARARKA

Ciidamada ku sugan deegaanada maamulka Galmudug oo inay amaanka sugaan la faray.

Madaxa xukuumada maamul goboleedka Galmudug Sh Maxamed Shaakir Cali ayaa ciidamada amaanka ee deegaanada maamulkaas ku sugan wuxuu ku amray inay sare u qaadaan howlaha…

Posted in WARARKA

Tirada dadkii ku dhintay daadadka Indonesia oo sare u kacday

Waxaa sii badatay tirada dadka ku dhintay fatahaadaha ku dhuftay gobolka bari ee wadanka Indonesia ee Papua oo ilaa iyo hadda gaartay ugu yaraan 50…

Posted in WARARKA

Dowladda oo loogu baaqay inay fursad buuxda siiso naafada

Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo waaxyaha kala duwan ee dowladda inay dadka naafada ah siiyaan qoondadooda ku aaddan xilalka shaqo iyo helidda adeegyada…

Posted in WARARKA

Guddiga adeegga macalimiinta ee TSC oo shaqalaysiinaya in ka badan 1000 barayaal ah

Guddiga adeegga macalimiinta ee TSC ayaa shaaciyay inuu hawlgelin doono 1,050 oo barayaal cusub ah si loo buuxiyo boosaskii ay banneyeen macalimiin dhintay ama dhibaatooyin…

Posted in WARARKA

Raila iyo Ruto oo loogu baaqay inay joojiyaan hadalada ay is-dhaafsanayaan

Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka Mr. Ken Lusaka iyo senetarka ismaamulka Bungoma Moses Wetangula ayaa soo jeediyay in hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka Nasa Raila Odinga…