Posted in WARARKA

13,000 oo argagixiso ah oo lagu xiray Shiinaha 5-tii sano ee la soo dhaafay

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in tan iyo sannadkii 2014-kii xabsiyada loo taxaabay ilaa iyo 13,000 qof oo lagu eedeyay falalka argagixiso. Dadkan ayaa laga soo…

Posted in WARARKA

Aqalka sare ee dalka oo u yeeray barasaabka Mombasa

Xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka ayaa casuumay barasaabka ismaamulka Mombasa Cali Xassan Joho iyo guddoomiyaha golaha hoose ee dowlad deegaankaasi Aharub Khatri. Labadan mas’uul ayaa…

Posted in WARARKA

Senetarka Isiolo oo cabasho ka muujisay in dhalinyaro badan aynan helin aqoonsiga qaran

Fatuma Adan Dullo, senetarka ismaamulka Isiolo ayaa sheegtay in dhalinyaro badan oo dowlad deegaankaasi ka soo jeedo aynan helin aqoonsiga qaran halka kuwa qaarna ay…

Posted in WARARKA

Barasaabka Turkana oo sheegay in la buunbuuniyay baahida ismaamulkaasi ka jirta

Barasaabka dowlad deegaanka Turkana Josphat Nanok ayaa sheegay in baraha bulshada la soo geliyay sawiro qaarkood aynan ka turjumayn xaaladda dhabta ah ee ka jirto…