Posted in WARARKA

Madaxweynaha Mozambique oo sheegay in dhimashada ka dhalato duufaanta xooggan ay kor u dhaafi karto 1000 qof

Hoggaamiyaha wadanka Mozambique ,Filipe Nyusi ayaa sheegay in dhimashada ka dhalata duufaanta xooggan iyo daadadka xigay ee dalkaasi ku dhuftay ay suurtagal tahay inay ka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Maraykanka oo soo magacaabi doono Safiirka ku matalaya Mexico

Xafiiska aqalka cad ee Maraykanka looga arrimiyo u qaabilsan dhanka warbaahinta ayaa sheegay in madaxweynaha dalkaasi Donald Trump uu xeer ilaaliyaha Washington Christopher Landau u…

Posted in WARARKA

Barasaabka Mombasa oo beeniyay inuu ka dambeeyo qorsho lagu kala dirayo dowlad deegaankaasi

Guddoomiyaha ismaamulka Mombasa Cali Xassan Joho oo shalay ka soo hormuuqday guddiga aqalka sare u qaabilsan dowlad wadaajinta ayaa iska fogeeyay eedeymo loo soo jeediyay….

Posted in WARARKA

Agaasimaha dacwad oogidda oo lagu wareejiyay baaritaanada biyo xireenada Rift Valley

Agaasimaha waaxda dambi baarista dalka Mr. George Kinoti ayaa feeylka baaritaanada la xariira mashruuca biyo xireenada Arror iyo Kimwarer ku wareejiyay dhigiisa dacwad soo oogidda…

Posted in WARARKA

Hanti dhowraha guud oo sheegay in lacago badan lagu lunsaday ismaamulada

Hanti dhowraha qaranka , Edward Ouko ayaa su’aal geliyay qaabka dowlad deegaanada wadanka ka jiro ay u isticmalaan lacagaha loo qoondeeyo. Waxaa uu hoosta ka…

Posted in WARARKA

Gagida diyaradaha ee Kisumu oo xiran

Waxaa maanta xiran garoonka diyaaradaha ee magaalada Kisumu sida uu shaaca ka qaaday maamulka maareeya garoomada ee (KAA). Tallaabadan ayaa loo aaneeyay mashruuc ballarin ah…