Waaxda cadaaladda ee Maraykanka oo u yeertay madaxda shirkadda diyaaradaha ee Boeing

Waaxda cadaaladda ee dowladda Maraykanka ayaa lagu soo warramayaa inay u yeertay madaxda shirkadda diyaaradaha ee nooca Boeing 737 Max 8 sida ay ku warramayso warbaahinta CNN.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah xaqiijinta nidaamka shirkaddan ay ku shaqayso kaddib burburkii Itoobiya ka dhacay 10-kii bishan ee ay ku dhinteen 157 qof oo isugu jiray 149 rakaab iyo 8 shaqaale.
Maraykanka ayaa shilkaasi kaddib shirkaddan u soo jeediyay inay dib u eegis ku samayso diyaaradaheeda.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *