madaxweyne kuxigeenka dalka wiliam ruto oo booqanaya ismaamulka mandera.

xildhibaanka lagasoodoorto magalada mandera cumar maxamed macalin (cumar saala) ayaa sheegay maalinta sabtida wafdi uu hogaaminaayo madaxwayne kuxigeenka dalka william Rutto inay mandera tagidoonaan asagoona shacabka mandera ugu baaqay inaykaqayb qaataan dhismaha madaraso ladoonaayo in lacag loo aruuriyo

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *