In ka badan 100 qof oo rag hubeysan ay ku dileen Mali

In ka badan 100 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku taallo bartamaha dalka Mali
Tirada dadka la dilay ayaa lagu sheegay 107 qof kaddib marki ay weerar soo qaadeen rag hubeysnaa.
Ragga weerarka geystay ayay wararku sheegayaan inay xirnayeen dareeska dhaqan ahaan xirtaan dadka duurjoogta ugaarsada ee ku nool deegaanka Mopti.
Weerarka Sabtidi dhacay ayaa lala beegsaday dad ka soo jeeda beesha Fulani ee deegaankaasi ku nool.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *