Idaacadda Star FM oo la gaarsiiyay ismaamulka Meru

Shacabka ku nool dowlad deegaanka Meru iyo degmada Bannaaneey oo ka tirsan deegaanka Lagdhera ee ismaamulka Garissa ayaa markii ugu horreysay si toos ah u dhageysanaya idaacadda star FM.
Shacabka halkaasi ku nool ayaa sheegay inay baah weyn u qabeen warbaahinta.
Maamulka idaacadda oo codsigan tixgelinaya ayaa halkaasi gaarsiiyay dhageysiga warbaahinta star waxayna naga dhageysan karaan muujadda ah 102.3.
Maxamad Bayuuk oo ka mid ah dadka deggan Bannaaneey ayaa faahfaahinaya bahidii idaacadeed ee ay qabeen oo uu rajeynayo in Star FM ay kaafiso .

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *