Nin dabbaasha aad u yaqaana oo dad badan ku soo badbaadiyay Bura

Bulshada waxaa ka mid ah dad si is kood ah u barta dabbaasha , barshada dabaashana ay sabab u noqoto in in Alle oo garab ku siiya kaddib ay dad badan ka soo badbaadiyaan inay biyuhu qaadaan oo uu yaxaasku cuno.
Maxamad Cabdi Somane waxaa uu ku noolyahay magalada Bura ee xarunta deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa wuxuuna biyaha ka soo badbaadiyay dad ay nooloshoodu halis geli lahayd.
Wariyahayaga ismaamulka Garissa Cabdisamad Muxumad Cabdi oo Bura ku joogo socdaal shaqo ayaa la kulmay kana wareystay sida uu dabbaasha ku bartay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *