Posted in WARARKA

dhageyso warka fiidnimo ee idaacadda star fm 20:30 pm 1-4-2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/04/NEWS-01-04-2019-20-30PM.mp3
Posted in WARARKA

Shirkadda Ethiopia Airlines oo soo saareysa warbixintii diyaaradda burburtay

Waxaa dhawaan la filayaa in la shaaciyo warbixin hordhac ah oo ku saabsan diyaaraddii Itoobiya ee dhacday 10-kii bishii hore ee sannadkan oo ay ku…

Posted in WARARKA

Shirkadda Facebook oo bixisay in ka badan 1000 bog oo laga leeyahay india iyo Pakistan

Shirkadda Facebook-ga oo ka mid ah baraha ay bulshada ay ku wada xariirto ayaa shaacisa inay meesha ka saartay in ka badan 1,100 ah bogag…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Banaadir oo si adag uga hadlay dil maanta loo geystay darawal mooto bajaaj

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Injineer Yariisow ayaa si adag u cambaareeyay falkii dilka loogu geystay wiil dhalinyaro ah oo ka…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay in uu is casilo

Senatar Iftin Xasan Baasto oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Maanta eedeyn kulul waxa uu u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha soomaaliya oo maanta jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo wakiil ka ah madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta furay kalfadhiga 5-aad ee aqalka sare….

Posted in WARARKA

Qaar ka mid ah ganacsatada  dalka oo  walaac ka  muujiyay  amar ka soo baxay maamulka NEMA

Qaar  ka mid ah   ganacsatada dalka ayaa  waxay walaac ka muujiyeen amar ka soo baxay maamulka qaran ee maareynta deegaanka ee NEMA oo lagu mamnuucay…

Posted in WARARKA

Aadan Keynaan oo wacad ku maray inuu mooshin ka gudbinayo wasiirka tamarta hadii koronto la’aanta Wajeer aan la xallin

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Adan Keynaan Weheliye ayaa wasiirka wasaaradda tamarta ee dalka u qabtay laba toddobaad oo uu ku…

Posted in WARARKA

Ugu yaraan 20 qof oo ku dhimatay bas ku gubtay Peru

In ka badan 20 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen dalka Peru koonfurta Maraykanka halka 8 kalena ay dhaawacmeen kaddib markii uu dab…

Posted in WARARKA

In ka badan 25 qof oo ku dhimatay duufaan ku dhufatay Nepal

Ugu yaraan 25 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen duufaan xooggan oo laga soo tabiyay koonfurta wadanka Nepal halka boqolaal kalena ay dhaawacmeen. Duufaanta…