Posted in WARARKA

Boqortooyada Sacuudiga oo daldashay haweeney u dhalatay Nigeria

Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa daldashay haweenay Nigeria u dhalatay oo lagu helay in ay daroogo ka ganacsanaysay, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo daahfuraya diiwaangelinta casriga ah

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta la filayaa inuu ismaamulka Machakos ku daahfuro diiwaangelinta casriga ah ee shacabka ee loo yaqaano NIIMS ama Huduma…

Posted in WARARKA

Barasaabka ismaamulka Samburu oo la xiray

Sarakiisha guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa xabsiga u taxaabay guddoomiyaha dowlad deegaanka Samburu ,Moses Kasaine Lenolkulal kaddib amar ka soo baxay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Algeria oo lagu wado inuu iscasilo dabayaaqada bishan

Wakaaladda wararka ee dalka Algeria ee APS ayaa ku warrameysa in madaxweynaha talada haya Cabdulcaziz Bouteflika uu xilka ka degi doono marka uu dhamaado muddo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo sheegay in Kenya ay sii xoojin doonto xariirka kala dhexeya Cuba

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in maamulka talada haya ee Jubilee uu doonayo in la sii xoojiyo xariirka ka dhexeya wadamada Kenya iyo…

Posted in WARARKA

Agaasimaha dacwad soo oogidda oo amray in la xiro guddoomiyaha Samburu iyo sarakiil kale

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa amray in gacanta lagu dhigo oo maxkamadda la geeyo 14 sarkaal oo uu ka mid…

Posted in WARARKA

240,000 qof oo ku nool ismaamulka Turkana oo u baahan gargaar dhanka cunada ah

Guddoomiyaha ismaamulka Turkana Josphat Nanok ayaa sheegay in ugu yaraan 240,000 qof oo ku nool dowlad deegaankaasi ay si aad ah ugu baahanyihiin in cunnooyin…