Posted in WARARKA

Warbixin hordhac ah oo laga soo saaray diyaaradii ku burburtay Ethiopia

Warbixin hordhac ah ayaa laga soo saaray diyaaraddii burburtay bishii hore oo lagu sheegay in duuliyeyaasha kaxaynayay diyaaradda ay mareen dhammaan sharcigi loogu talagalay marka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta oo galabta khudbad qaran jeediyay

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta ayaa galabta khudbad qaran oo dhinacyo badan taabanayse ka horjeddiyay baarlamaanka dalka . Madaxweyne Uhuru Kenyaatta ayaa khudbadiisa ku soo qaatay…

Posted in WARARKA

Ninkii geystay weeraradii New Zealand oo loo haysto ilaa 50 dacwadood

Booliska dalka New Zealand ayaa sheegaya in ninkii u dhashay Australia ee 15-kii bishii hore weeraray laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch uu wajahayo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Algeria oo raaligelin bixiyay

Madaxweynaha dhawaan iscasilay ee dalka Algeria Cabdulcaziz Bouteflika ayaa shacabkiisa raaliyay sida lagu xusay warqad ay soo xiganayso wakaaladda wararka ee dalkaasi ee APS. Mas’uulkan…

Posted in WARARKA

5 qof oo laga cabsi qabo inay dhinteen kaddib doon ku degtay harada Victoria

Dad ay tiradoodu gaareyso 5 qof ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen  kaddib markii doon ay saarnayeen ay ku degtay  dhinaca  harada Victoria  ee dalka…

Posted in WARARKA

4 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Nairobi

Ilaa 4 qof ayaa lagu soo warramayaa inay dhinteen halka 4 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kaddib markii galinkii dambe ee shalay uu…

Posted in WARARKA

Qeyb ka mid ah gagida JKIA oo la xiray kaddib dab ka kacay

Maamulka dowladda dhexe u qaabilsan maareynta garoomada   diyaaradaha ee KAA ayaa qoraal uu twitarka soo dhigay ku sheegay in la xiray qeybta  Terminal 1C oo…

Posted in WARARKA

Barasaabka Samburu oo laga dhimay 100 milyan oo ah damiin lagu siidaayay

Maxkamadda sare ee dalka ayaa  yareysay damiin lacageed oo ahaa  100 milyan oo shilin oo ay horay ugu siidaysay barasaabka  dowlad deegaanka Samburu Moses Kasaine…