Posted in WARARKA

KRA oo baaburada raaxada ku qabatay dekada Mombasa

Maamulka Cnashuuradka dalka ee  (KRA) ayaa waxay dekaada Mombasa ku qabteen laba baabur oo ah nooca raaxada waxayna kala yihiin BMW X5 iyo Range Rover…

Posted in WARARKA

Shacabka deeganada Ugenya iyo Embakasi oo saaka codeynta u dareeray

Codbxiyasha deeganada  Ugenya iyo Embakasi ayaa saaka codadkooda bilaabay inay dhibtaan ee doorashada ku celiska ah ee deeganadas, Doorashadas oo ah mid aad loogu loolamayo….

Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in dakhliga dowladu koboc wado.

Ra’isulwasaaraha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa shaaciyay in mudadii labada Sano ahayd ee ay jirta dowladaan ay wax badan iska badaleen dhaqaalaha…

Posted in WARARKA

86 xarumood oo sharci darro ah oo la xiray

Guddiga dowladda dhexe u qaabilsan maareynta farmasiyada ee (PPB) ayaa albaabada isugu dhuftay 86 xarumood oo aan dowladda u sharciyeysanayn kuwaasi oo daawooyin looga iibinayay…

Posted in WARARKA

Booliska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay Qarax ka dhacay Muqdisho

Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed ayaa faah faahin ka bixisay qarax khasaaro geystay oo xalay fiidkii ka dhacay afaafka hore…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo dalkugalka kala laabtay madaxa ICC

Dowladda Maraykanka ayaa lagu soo warramayaa inay meesha ka saartay fiisaha ama dalkugalka dacwad soo oogaha maxkamadda caalamiga ee dembiyada dagaalka ee ICC-da Ms. Fatou…