Posted in WARARKA

Xildhibanka dadaab oo ka hadlay diiwaangalinta casriga ah

Xildhibanka dadaab Dr Mohamed Dahiye Duale ayaa markii ogu horeysay ka hadlay barnaamijka dowlada ay wado ee Hudhuma nabarka kaas oo udhawaan xariga ka jaray…

Posted in WARARKA

Hooyadii dhawaan shanti ilmood oo mataanada ahayd dhashay oo geeriyootay maanta

Haweeney 28-sano jir ah oo ku nooleyd tuulada Sisokhe, ismaamulka Kakamega, oo bishii hore dhashay 5 ilmood oo mataano ahaa ayaa maanta geeriyootay. Hooyadan ayaa…

Posted in WARARKA

Xaalada wadanka Libya oo aanan wali dagneyn

Ciidamada xukumadda wadanka Libya ayaa shaca ka qaaday inay difaaci doonaan caasimada Libya ee Tripoli kadib markii ay duulaan ku soo qaaday Militiri ka amar…

Posted in WARARKA

Dalka Rwanda oo laga xusaya 25 sano ka hor dadkii la xasuuqay

Maanta ayaa waxaa laga jooga 25 sano markii uu bilowday xasuuqii dalka Rwanda oo ay ku dhinteen 800 kun oo qof muddo 100 maalmood keliya…

Posted in WARARKA

5 qof oo ku dhimatay dibadbaxyo ka dhacay wadanka Sudan

5 qof ayaa lagu soo waramaya inay ku nafwaayasay dibadbaxyo hor leh oo ka dhacay dalka Sudan. Dibadbaxyad ayaa lagu soo beegay xuska sanad guuradii…

Posted in WARARKA

Shilal kala duwan oo ka dhacay dalka oo ay ku dhinteen 10 qof.

10 qof ayaa ku dhimatay shilal kala duwan oo Axada maanta ka dhacay dalka . Afar qof ayaa ku dhimatay shil baabuur oo saaka ka…